Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaan idinku soo gudbinaa, wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.
Kuwa kaleBogga VOA-Somali, waxaa lagu sameeyay dib u habayn iyo casriyayn, waxaad ka heli doontaan Wararka, Barnaamijyada, idinka oo si fudud u dhegaysan kara Barnaamijyada kala duwan ee kabaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA. Boggan cusub waxaa uu idiin ogolaanayaa inaad noo soo gudbisaan fikradihiina, idinka oo faallo ka bixin kara Wararka iyo Dhacdooyinka Caalaamka.
Fikradihiina waxaad noogu soo gudbin kartaan: somali@voanews.com