blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Caalamka kale RSS Feeds RSS

Wasiiradda Carabta oo ka Hadlay Dagaallada Somalia

Wadaag

Jaamacada CarabtaJaamacada Carabta

Wasiirada Arrimaha Dibeda ee Wadamada Carabta ayaa shir xalay ay ku soo gaba-gabeeyeen Qaahira waxay uga hadleen dagaallada Somalia, iyagoo ugu baaqay in dhinacyada isku haya Somalia ay dagaalada joojiyaan.

Wasiiradu waxay sheegeen inay taageersan yihiin dadaalka dib-u-heshiisiineed ee uu wado Madaxweynaha Somalia Sheekh Sharif ee uu ku doonayo in is-fahamguud looga dhex abuuro bulshada Somalia. Wasiirada Carabtu, waxay si buuxda u soo dhaweeyeen kaalinta dowlado ka tirsan ay ka ciyaarayaan sidii loo soo afjari lahaa burcad-badeedda ka jira biyaha Somalia, balse Wasiiradu waxay diideen qorshayaal ay wadaan wadamo dhowr ah oo ku doonaya in lagu caalamiyeeyo biyaha badda cas, iyagoo ugu baaqay wadamada carabta inay iska kaashadaan sidii loo sugi lahaa biyaha badda cas.

Wasiirada Arrimaha Dibeda ee wadamada carabtu, waxay ku baaqeen in la balaariyo xoogagga midowga Afrika ee AMISOM ee Somalia ka howlgala, kuwaasoo sidoo kalena dhaleeceeyey weerarada  lagu bartilmaameedsanayo ciidamada AMISOM

Wasiirada Carabta, kullamadooda waxay uga hadleen arrimo fara badan oo quseeya dunida carabta. Wasiiradu waxay ka haldeen Qilaafka dhinaca xuduuda ee wadamada Eritrea iyo Djibouti.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale