blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Caalamka kale RSS Feeds RSS

Qarax Baabuur oo ka Dhacay Safaarada India ee Kabul

Wadaag

 

Masuuliyiinta Afghanistan ayaa sheegay in baabuur Bomb lagu soo xiray oo la isku soo miidaamiyey oo ku qarxay safaaradda India ay ku leedahay magaalada Kabul ,qaraxaasina ay ku dhinteen 12 qof ayna ku dhaawacmeen in ka badan 80 qof.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Afghanistan ayaa sheegtay in Bombkaai uu dilay sarkaal bilays ah iyo 11 qof oo Rayad ah wadada u dhaxaysa xaruntooda iyo Safaaradda India .Dad goob joogayaal ah ayaa ku warramay in qaraxaasi uu burburiyey daqadihii dukaan halkaasi ku u dhowaa islamrkaasina uu kala firdhiyey oo jejebiyey wadadii ,qiiqna uu halkaasi ka kacay oo uu samada isku hareeyey .

Dagaalyahanada Daliban ayaa sheegtay inay iyagu masuul ka ahaayeen qaraxaasi .

Xoghayaha Arrimaha dibedda ee India Nirupama Rao ayaa sheegay in weerarkaasi si cad loogu bartilmaameedsaday safaaradooda ,iyada oo qofka isqarxiyey uu baabuurka u soo kaxeeyey dhinaca gidaarka debedda ee Safaaradda . Xoghayuhu waxay intaasi ku dartay in firidhkii qaraxaasi uu dhaawacay saddex ka mid ah askarta safaaradda India . Laakiin aanay cidina ku dhiman

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale