blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya RSS Feeds RSS

Muqdisho: Madaafiic iyo Dagaallo dhimasho dhaliyay

Madaafiic xooggan iyo dagaallo saaka ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac kala duwan

Wadaag

Ugu yaraan 4-qof oo ra'yid ah ayaa ku dhintay, 15 kalena  way ku dhawacmeen dagaallo iyo madaafiic ku dhacday qeybo ka mida xaafado ku yaal magaalda Muqdisho.

Dagaalladan ayaa Saaka waaberigii mar kaliya ka bilwday qaybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ,

Wararka ayaa sheegaya in dagaalku bilowday kadib markii Xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG ay weerar ku qaadeen fariisimaha Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG ay ku leeyihiin Wadadaasi.

Sidoo kale  dagaalladii maanta ayaa hakad galiyay isu socodka dadka gaadiidka iyo ganacsigii suuqa bakaaraha oo ay ku dhacday madaafiic waxaana la xiray waddada makka al- mukarrama.

Dagaalladaan ayaa ku soo aaday xili madaxweyne shariif sheekh axmed dalka dib ugu soo laabtay.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale