blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Axad, 29 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya RSS Feeds RSS

Dagaallo Ka Dhacay Hiiraan

Xoghayaha Gaashaandhiga ee Ururka Xisbul Islaam Sh Muuse Caraale ayaa sheegtay in ay la wareegeen Janta Kuundishe, oo ku taalla duleedka Beledweyne.

Wadaag

 

 

 

 

Malleeshiyada ururka Xizbul-Islam ayaa saakay la wareegay gacan ku heynta aagga istiraatiijiga ah ee Janta Kuwiindishe ee ku yeella duleedka magaalda Beledweyne, halkaas oo ay hore saldhig ugu lahaayeen ciidanka DKMG ah.

Lix qof, oo ay ku jirto gabar yar oo xabbad wiifto ah ay ku haleeshay hoygeeda oo ku yaalla magaalada Beledweyn, ayaa ku dhintay dagaalkaas.

Xoghayaha gaashaandhigga ee Xizbul-Islam, Sh. Muse Carraale ayaa VOA-da u sheegay in ciidanka Ethiopia ay garab siinayeen kuwa DKMG ah, inkastoo ay adag tahay in xaqiijiyo sheegashadiisa.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale