blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Isniin, 22 March 2010
  • Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya RSS Feeds RSS

Ahlu Sunna oo Maanta Ciiday

Gobolada ay ka taliyaan Ahlu Sunna wal Jamaaca ayaa maanta laga ciiday.culimada Ahllu Suna ayaa ku macneeyay talabaadaasi mid la xiriirta kala duwanaanshaha waqtiga.

Wadaag

Maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa ayaa maanta oo Sabti ah looga dabaaldagayo deegaanada ay gacanta ku hayaan Culumada Ahlu sunna ee gobolada dhexe.

Madaxa warfaafinta ee Ahlu Sunna wal Jamaaca  Sh Cabdulaahi Abu Yuusuf, ayaa VOAda u sheegay in sababta ay u cideen maanta ay ahayd arrin la xiriirta xilliga ay iyagu arkeen, waxaana uu sheegay inaanay jirin ujeedo ka dambaysa.
Sh Abu Yuusuf ayaa in xilliyau ay kala duwanyihiin isla markaana ay ummad kasta ay waajib ku tahay xilliga ay u cadaato in ay ciid tahay in ay ciidaan.

Waraysiga Sheekh Abu Yuusuf ka dhegayso midigta sare ee boggan.
 

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)