blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya RSS Feeds RSS

Lahaanshaha: AP

Maraykanka: Somali Dacwad Lagu Oogay

Qaar ka mid ah Soomaalida Maraykanka ah ee loo haysto in ay taageereen ururka Al Shabaab ayaa dacwad lagu soo oogay Gobolka Minnesota.

Warkii oo dhan

Macallin Xaashi: Cisalleey iyo Ceel-Macaan way furan yihiin

Ururka Xisbul-Islaam ayaa sheegay inuu dib u furayo dekedda Ceel-Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisalleey.

Puntland oo iska fogeysay eedaynta Donald Payne

Maamul-gobolleedka Puntland ayaa si weyn u naqdiyay war saxaafadeed ka soo baxay Donald Payne oo ka tirsan congress-ka Mareykanka

Markab ku soo xirtay dekedda Muqdisho

Markab u rarnaa ganacsato Somali ah oo burcad-badeeddu afduubteen ayaa soo gaaray dekedda Muqdisho. Ma cadda in madaxfurasho la bixiyay

Maalinta Macallimiinta 21-ka Noofembar

Dalka Soomaaliya ayaa 21-ka Noofembar looga dabbaaldegay maalinta macallinka, iyadoo xaaladda waxbarasho mayso xilli adag.

Warbaahinta Sida Ay Uga Tebiso Naafada

Saxaafadda iyo sida ay wax uga tebiso dadka naafada ayaa ah mowduuca siminnaarka ka socda Machakos, Kenya.

Muqdisho:Dollar Been Abuur ah oo La Qabtay

Dawladda KMG ayaa soo bandhigtay lacag been abuur oo gaadhaysa Hal Milyan oo dollar oo loo waday magaalada Hargeysa.

Qorshaha Waxbarashada ee Puntland

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa u soo gudbisay Barlamanka Maamulkaasi caqabado badan oo horyaala guud ahaan Waxbarashada .

Shariif: Hadalkaygii si khaldan ayaa loo fahmay

Madaxweyne Sheekh Sharif Sh. Axmed ayaa maanta shir jaraaid uga hadlay hadallo muran dhaliyay oo uu dhawaan warbaahinta ka sheegay

Yemen iyo Somalia oo heshiis dhinaca badda ah kala saxiixday

Yemen iyo Somalia ayaa ku heshiiyay in si wadajir ah ay ula soo baxaan kheyraadka badda ee labadooda wadan.

Sharma'arke: Dalka Waan Qabsan Doonnaa

Sharma'arke ayaa sheegay in ciidanka DKMG ah ay imminka diyaar u yihiin inay la wareegaan gobollada dalka oo dhan.

UCID oo Soo Bandhigay Qorshe Siyaasadeed

Xisbiga UCID ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa siyaasadeed ee ku aaddan doorashooyinka madaxtinimada ee Somaliland.

Wariye Maxamed Yaasiin oo Dhaawacmay

Wariyaha VOAda ee Gaalkacayo Maxamed Yaasiin Isxaaq ayaa lagu toogtay magaaladaasi, waxaana soo gaadhay dhaawac fudud

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka Hadlay Xaaladda Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka DKMG ee Soomaalia ayaa ka hadlay xaalaadda Baarlamaanka iyo goorta uu goluhu isku iman doono.

Budhcad badeedda oo Weeraray Markab Maraykan ah

Budhcad badeed Soomaaliyeed ayaa markale weerar markab Maraykan ah oo ay hore u afduubteen.

Somalia oo safka hore ka gashay musuqmaasuqa caalamka

Daraasad la sameeyey ayaa lagu sheegay in dalka Somalia uu kaalinta koowaad ka galay liista wadamada ugu musu-maasuqa badan aduunka.

Burcad-Badeedda oo markab sii daayay mid cusubna qabsaday

Burcad-badeedda Soomaalia ayaa siidaayay markab Spain ah oo lix todobaad ay haysteen, sidoo kalena qabsaday markab xamuul.

Xaallada Degmada Xagar oo maanta dagan

Xaalad deganaansho ah ayaa laga soo sheegayaa degmada Xagar kadib markii dagaal uu halkaasi ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Xisbul-Islaam

Dagaallo J/hoose ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Xisbul-Islaam

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay Dagaallo xooggan oo degmada Xagar ku dhexmaray maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Xisbul-Islam

Cabdallah: Xalku wuxu ku jiraa taageerada beesha caalamka

Axmadou Walad Cabdallah ayaa sheegay in xalka Somalia ku jiro taageero ay beesha caalamku siiso Dowlada KMG.

Naafada Martiini oo Deeq la gaarsiiyay

Deeq ay soo dhiibeen Soomaalida ku nool qurbaha ayaa maanta la gaarsiiyay naafada ku nool cusbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.


Warbixin dheeraada

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale