blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Sabti, 20 March 2010
  • Wararkii ugu dambeeyay

Martida Makrafoonka RSS Feeds RSS

Martida Makrafoonka iyo Dr Nuux Aamin

Wadaag

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee todobaadkan waxaa Marti inoogu ah, Dr Nuux Aamin oo ah Khabiir ku takhasusay cilmiga Biyaha.

Dr Nuux waxaa uu ka digaya halista ay biyo la'aantu ka abuuri karto Bariga Afrika Mustaqbalka dhow, waxaana uu faahfaahin ka bixinayaa arrimaha sababta u ah biyo yaraanta iyo abaaraaha soo noqnoqnaya ee Geeska Afrika,.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamayaa dhibaataada ka dhalata Daadadka ka dhasha roobabka ku da'a Geeska Afrika iyo siyaabahaa naadaafad ahaan biyaha looga badbaadin karo.

Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.