blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Waraysiyada

Macallin Xaashi

Macallin Xaashi: Cisalleey iyo Ceel-Macaan way furan yihiin

Ururka Xisbul-Islaam ayaa sheegay inuu dib u furayo dekedda Ceel-Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisalleey.

Warkii oo dhan | Dhegayso

Markab ku soo xirtay dekedda Muqdisho

Markab u rarnaa ganacsato Somali ah oo burcad-badeeddu afduubteen ayaa soo gaaray dekedda Muqdisho. Ma cadda in madaxfurasho la bixiyay

Sharma'arke: Dalka Waan Qabsan Doonnaa

Sharma'arke ayaa sheegay in ciidanka DKMG ah ay imminka diyaar u yihiin inay la wareegaan gobollada dalka oo dhan.

Wariye Maxamed Yaasiin oo Dhaawacmay

Wariyaha VOAda ee Gaalkacayo Maxamed Yaasiin Isxaaq ayaa lagu toogtay magaaladaasi, waxaana soo gaadhay dhaawac fudud

UCID oo Soo Bandhigay Qorshe Siyaasadeed

Xisbiga UCID ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa siyaasadeed ee ku aaddan doorashooyinka madaxtinimada ee Somaliland.

Luis Ocampo: Xadgudubyadda Somalia ma baadhi karo

Luis Moreno Ocampo dacwad-oogaha caalamiga ayaa sheegay si loo baadho xadguduyada Somalia in QM ogolaansho laga helo

Taliye sare oo ka goostay Al-Shabaab

Sarkaal sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa ayaa u goostay dhinaca dowladda KMG ah. sarkaalkan ayaa wareysi dheer siiyay VOA

Xisbul-Islam oo gudoomiye u magacaabay Hiiraan

Xisbul-Islam oo ka mid ah kooxaha ku sugan magaalada Beledweyne ayaa maanta magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan

Soo If-bixii iyo Dhicitaankii kacaankii 21-ka October

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka Oct.

Puntland oo xayiraadii VOA qaaday

Maamulka Puntland ayaa maanta qaaday xayiraadii todobaadka socotay ee ay ku soo rogtay Weriyayaasha VOA ee deegaanka Puntland.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale