blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Cawayska Washington Waa la cusbooneysiiyey: Isniin, 02 November 2009

Caweyska Washington Iyo Oday 112 Jir ah oo Guursaday

Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobaadkan idiinku haynaa qodobbo dhowr ah oo xiise leh

Wadaag

Barnaamijka Caweyska Washington ee Toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

Ninka adduunka ugu culus oo sarriirtii uu ku seexanayey ka degi waayey; shan wiil oo gabadh keliya wada jeclaaday; oday da'diisu tahay 112 sano jir oo aroosay gabadh 18 sano jir ah; iyo guurka Soomaalida iyo bulshooyinka kale ee ajaanibta ah.

Barnaamijkaan oo dhammaystiran ka dhagayso dhinaca midigta kore ee boggan.

Faalladaada (0)

Gudbi

* * Lagama maarmaan (Required)



Marka aad isticmaalayso foomkan waxaad oggolaatay: in dhammaan macluumaadka la eegayo ka hor inta aan la daabicin. Ogoow- dhamaan qoraallada lama wada qaadan doono. VOA-du waxa ay xaq u leedahay in ay faalladaada u isticmaasho meel kasto oo ay ku leedahay hay'ad warbaahineed. Qodobada iyo shuruudaha

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale