Qodabadda aan caawa idin haynana waxaa ka mid ah :
1. Website cusub oo qiimayn doona Anshaxa Boggaga Internet-ka Somalida
2. Magaalooyinka iyo Tuulooyinka Somalida oo baddi ka bilaabma xarafka 'B
3. Gabdhaha Srilanka oo iyagu wiilasha Gursada, gabbaatigana bixiya
4. Wiil Somali ah oo Masraxiyada Canada ku soo nandhiga majaajilooyin aad looo jecel yahay
5. Fannaanka caawa noo martida ahina waa C/jibaar Al Khaliiji.
Fadlan haddii aad doonaysaan inaad dhacdooyin xiiso leh barnaamijka ku soo biirisaan, waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan somali@voanews.com.
Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.
Kuwa kale