blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Faaqidaadda Toddobaadka

Faaqidaadda Todobaadka iyo Faaf-reebka

Wadaag

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa Faaf-reebka oo ah arrin miisaan ku leh bulshada caalamka.

Barnaamijka ayaan ku eegaynaa in faaf-reebku uu ku jiri jiray dhaqanka Somaalida iyo in kale, iyo inuu la kowsaday hanqaadkii dowladihii Somalia. sidoo kale waxaan ku eegaynaa waxa diinta Islaamku ka qabto Faaf-reebka. Faaf-reebka ayaa sanadkan noqday mowduucii lagu lafagurayay barnaamijka Somali Week oo ah barnaamij sanad walba lagu qabto magaalada London.

Barnaamijka hadaba waxaa ka doodaya Faaf-reebka.  Maxamuud Sh. Axmed Dalmar oo ah Weriye caan ah oo ku xeeldheer arrimaha Diinta,  Rashid X. Cabdullahi (Rashid Gadhweyne) oo ah aqoonyahan ku xeeldheer suugaanta Somalida iyo Ayaan Maxmuud Canshuur oo ah Agaasimaha ururka Kayd oo ah urur soo qaban-qaabiya barnaamijka Somali Week.

Barnaamijka oo uu London ku diyaariyay Weriyaheena Cabdisalam Herari waxaad labadiisa qeyboodba ka dhagaysan kartaa midigta sare ee boggan.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale