blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Faaqidaadda Toddobaadka

Faaqidaadda Todobaadka iyo Xiisada Sool iyo Sanaag

Wadaag

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegaynaa Xaallada Siyaasadeed ee Sool iyo Sanaag.

Todobaadkii hore waxaa Nairobi ku shiray indheer garad ka soo jeeda labada gobol si ay u mideeyaan sadex fikir oo ay kala qabaan dadka ka soo jeedda labada gobol.

Xiisada siyaasadeed ee labada gobol ayaa saldhig u ah khilaafka u dhaxeeya maamul-goboleedka Puntland iyo Somaliland. hadaba Faaqidaadda Todo

Doodda waxaa ka qeyb galaya Axmed Xasan Cali Casoowe oo ah Wasiirka Caddaalada Somaliland oo Hargeysa jooga, C/rashiid Barkhadle oo ah wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Puntland madaxna u ah ururka USP oo ku sugan Laas Caanood iyo Cali Baashi Xaaji Maxamuud oo isna ah siyaasi Xildhibaan soo noqday xilal kala duwana soo qabtay oo ku sugan Nairobi.

Labada qeybood ee barnaamijka waxaad ka dhagaysan kartaan midigta sare ee boggan.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale