blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Faaqidaadda Toddobaadka

Faaqidaadda Todobaadka iyo Kacaankii 21-ka October

VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo xiriir ah oo looga hadlayo soo ifbixii iyo dhicitaankii kacaankii 21-ka October

Wadaag

Maxamed Siyaad Barre

 

 

 

 

 

 

 

 

Todobaadkan barnaamijka Faaqidaadda waxaan idinku haynaa laba barnaamij oo qeyb ka ah barnaamijyo xiriir ah oo afar qeybood ka kooban oo aan ku eegayno soo if-bixii iyo dhicitaankii kacaankii 21-ka Octobar.

Qeybta koowaad waxaad ku maqli doontaan qaabkii uu u dhacay afgambigii uusan dhiigu ku daadan  iyo sidii loo qorsheeyay. 21-kii bishii October 1969-kii oo ku beegnayd maalin salaasa ah ayaa ciidamada Militariga iyo kuwa Boliiska oo iskaashayanaya ay la wareegeen dhismayaashii dowlada oo ay ku jirto Radio Muqdisho.

Qeybta labaad waxaan idinku haynaa qaabkii ay dowladii hanta-wadaagu u suurtagalisay hirgalinta qoraalka Af-Somaaliga iyo waliba caqabahadaha ka horyimid dowladaasi, caqabadaasi waxaa ugu muhiimsanaa tuhunkii soo kala dhexgalay saraakiishii Afganbiga ka danbeysay oo qaarkood la sheegay inay diideen in Sareeyo Gaas Maxamed Siyaad Barre uu hogaanka qabto.

Laba qeybood ee kale waxaad maqli doontaan maalinta isniinta ah iyo maalinta salaasada ah.

Qeybta koowaad iyo labaad waxaad ka dhagaysan kartaan qeybta hoose ama midigta sare ee boggan.

 

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale