blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Barnaamijka Doodda Gaaban

Dagaalada Al-shabab iyo Xisbul-Islam dowladu ma ka faa'di kartaa

Wadaag

 

Doodda waxay maanta ku saabsan tahay xaaladda cakiran ee Hisbul islam iyo Al-shabab. Dowladda ku meelgaarku ma ka faa’ideysan kartaa arrintaasi oo fursad ma u heli kartaa maamulka guud ahaan dalkoo dhan.

Waxaa doodda ka qeyb galaya Pro. Hassan Mahadalle oo cilmiga siyaasadda ka dhiga jaamacadda Southern university oo ku taala gobolka louisianna ee dalka Maraykanka iyo Hussein Ali Yusuf oo ah ardey PHP ka diyaarinaya jaamacadda George Mason machadkeeda baarista iyo xalinta qalalaasaha oo ku taala gobolka Virginia ee dalkan maraykanka.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale