Doodda Gaaban ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa khasaaro iyo faaido wixii ay ka tagtay dowladii kacaanka ee uu Siyaad Barre hogaaminayay.
Doodda waxaa ka qeyb galaya C/salaam Yaasin Gudoomiyaha Jaamacada Burco oo Burco ku sugan iyo C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo ah qoraa degan Britain
Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.
Kuwa kale