Doodda gaaban ee maantana waxay ku saabsan tahay shaqo la'aanta haysatada dhalinyaradda Somaliland.
Doodda waxaa ka qeyb galaya Sahra Kiin C/raxmaan Axmed oo ka tirsan Dallada dhalinyarada Somaliland iyo Maxamed C/llaahi Geeljire oo G/kuxigeenka dowlada hooose ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsan dhalinyarada maanta iyo dagaallada.