blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Maraykanka RSS Feeds RSS

Lahaanshaha: AP

Maraykanka: Somali Dacwad Lagu Oogay

Qaar ka mid ah Soomaalida Maraykanka ah ee loo haysto in ay taageereen ururka Al Shabaab ayaa dacwad lagu soo oogay Gobolka Minnesota.

Warkii oo dhan

Donald Payne oo cambaareeyey Puntland

Masuul ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa si kulul u eedeeyey maamulka Puntland, oo uu sheegay inay xadgudubyo sameeyaan.

Minnesota: Nin Somali ah oo dacwad lagu soo oogay

Maxkamad Federaali ah oo ku taal Minesota ayaa dacwad ku soo oogtay nin Somali ah oo lagu eedeeyey shirqool.

Kongareeska oo Ansixiyey Daryeel Caafimaad

Aqalka Wakiilada ee Kongareska Mareykanka ayaa xalay ansaxshay sharci dib loogu habaynayo daryeelka caaafimaadka Maraykanka.

12 askari oo Mareykan ah oo lagu dilay Texas

Sarkaal ka tirsan militariga Mareykanka ayaa la aaminsan yahay inuu toogasho ku dilay 12 askari oo Mareykan ah

Congress-ka oo ka doodaya mooshin Somalia ku saabsan

Mooshinka uu soo bandhigay mudane Donald Payne, ayaa ugu baaqaya maamulka madaxweyne Obama inuu aqoonsi buuxa siiyo dowladda Sh. Sharif.

Somalida Minnesota iyo Baadhitaanka Dhalinyaradda

Baadhitaanka lagu hayo dhalinyaradii Somalia u dagaalka tagay ee ku biiray Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobolkaasi

Minnesota: Maxkamad la soo taagay nin Soomaali ah

Qofkii 4-aad oo Somali ah oo lala xiriirinayo dhallinyaro Somali-Mareykan ah oo Somalia u dagaal tagay, ayaa maxkamad la soo taagay.

Nin Mareykan ah oo lagu qabtay Xadka Kenya iyo Somalia

Boliiska Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin Mareykanka ah oo Muslim ah oo u socday Somalia. Ninkaasi ayaa magaciisa ku sheegay Cismaan.

Madaxweyne Obama oo ku guuleystay abaalmarinta nabadda

Madaxweyne Barack Hussein Obama ayaa ku guulaystay Abaalmarinta Nabadda ee sanadka taasoo laga bixiyo dalka Norway

Madaxweyne Shariif

Madaxweyne Shariif oo la Kulmay Reer Minnesota

Madaxweyne Sharif Sheikh Axmed ayaa axadii xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, oo ah gobolka ay ku nool yihiin Soomaa

Kullanka Washington

Sheikh Sharif oo la kulmay Somalida Washington

Kullan lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha DKMG Sh. Sharif iyo wafdigiisa ayaa xalay ka dhacay Washington. Qudbad uu kullankaasi ka jeedi

Obama oo Dadaal Ugu Jira Xiriirka Caalamka Islaamka

Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacudi Carabiya.

Wiil Soomaali ah oo Lagu Soo Oogay Dambiyo

Wiil Soomaaliyeed oo loo soo qabtay eedaymo la xiriira in uu afduub u haysatay kabtanka markab xamuul oo uu Maraykanku leeyahay ayaa lagu soo oogay dambiyo.  Dambiyadan ayaa haddii lagu helo waxa uu m...

Dowlada Mareykanka oo Eedeeysay Dalka Eritrea

Hadal ka soo baxey Xafiiska Af-hayeenka Wasaaradda Arr.

Gates oo Ka Hadalay Qorshayaal Cusub oo Khuseeya Soomaaliya

Mas’uuliyiinta Maraykanka ayaa Jimcihii maanta bilaabay qorshe ay iska kaashanayaan hay’ado badan, kaasoo looga golleeyahay sidii loo h

Obama oo Ku Baaqay Billow Cusub

Madaxweyne Obama oo maanta khudbad la wada sugayay ka jeediyay Jaamacadda Qaahira ayaa ku baaqay in bog cusub loo furo xiriirka u dhexe

Clinton oo Ka Hadashay Qorshaha Maraykanka ee Burcad-badeedda

Xoghayaha Arimaha Dibadda Maraykanka Hillary Clinton ayaa shaacisay qorshe  

Markab Burcad-badeedd Dhaawacday Loona Galbiyay Mombasa

Markab xamuul ah oo ay leeyihiin Maraykanka ayaa ku sii jeeda dekadda Mobabasa ee dala Kenya, kadib markii uu ka badbaaday weerar uga y

Sen. Feingold oo Ka Hadlay Dhibaatada ka jirta Soomaaliya

Senator Russ Feingold ayaa Talaadadii shalay warqad uu Aqalka Cad u diray ku muujiyey in ay muhiim tahay in xukumada Obama diiradda saa

Mr. Carson: "Dowlada KMG Islaamiyiinta Way iska Difaaci Kartaa"

Kaaliyaha cusub ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha  Africa

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale