Shufto xoolo qaado ah ayaa 11 qof ku dishay magaalada ku taalla bartamaha dalka Kenya ee Isiolo.
Warkii oo dhan
Ciidamada DKMG iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa iska-hor imaad ku dhex maray agagaarka magaalada Muqdisho.
Gobolka Banadir ayaa maamul KMG ah yeeshay
Xisbiga mucaaradka MDR ayaa xukuumadda ku eedeeye musuq-maasuq iyo cabudhin, balse xukuumaddu way iska fogeysay eedeyntaasi
Nimco Cumar oo ah haweenay Somali ah oo wiil u dhashay askari AMISOM ah ayaa guurkeeda ku sheegtay mid ay aabaheed kubad-baadinaysay
Wasiirka Difaaca Kenya Yusuf Xaaji ayaa qiray in ciidamo loo qoray dowlada Somalia, balse ku tilmaamay inay ahayd qalad dhacay.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Ku Meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey duqayntii maanta loo gaystay Suuqa Bakaaraha
Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay tartan aqooneed ay ku tartamayeen dhalinyaradu, iyada oo kuwii ugu horeeyay Hub Lagu Abaal mariyay.
Hay'adda Cuntada Aduunka WFP, ayaa digniin ka bixisay dhibaatooyinka ka dhalan kara Fatahaado iyo Dabaylaha El Nino ee la filayo.
300 oo ka tirsan ciidamada dowlada KMG ayaa maanta tababar ugu dhamaaday Djibouti. Ciidamadan ayaa loo duulinayaa Muqdisho dhawaan.
Qaar ka tirsan Waalidinta dhalinyaradda ciidan ahaan loo qorayo gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa VOA la hadlay
Afhayeenka UNHCR Kenya Amanuel Nyabari ayaa sheegay in la illaaliyo shacabnimo dadka qaxootiga ee ku jira xeryaha Kenya
Uganda ayaa noqtay meel aad usoo jiidata qurba-joogta Soomaalida ee kasoo kala jeeda Australia, Yurub iyo Waqooyiga Ameerika.
Boliiska Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin Mareykanka ah oo Muslim ah oo u socday Somalia. Ninkaasi ayaa magaciisa ku sheegay Cismaan.
Wargaysyada ka soo baxa Koonfur Afrika ayaa soo daabacay in kooxo Soomaali ah laga yaabo in ay falal aragagxiso ka fuliyaan dalkaasi .
Dawladda Kenya ayaa la sheegay inay gobolka Soomalida ee Waqooyi Bari ka bilowday barnaamij ay ku qorayso ciidan cusub.