blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 10 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Wararka RSS Feeds RSS

Turkey: Deeq Caafimaad

Wadaag

Dawladda Turkiga ayaa ugu deeqday dawladda Soomaaliya daawo iyo qalab caafimad . Deeqdan oo magaalada Jabuutiay ku guddoontay wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali oo uu soo gaadhsiiyay Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga Hilaal Maxamed Aadan.

Wasiirka oo ku sugan Magaalada Jabuuti ayaa sheegtay in deeqdan ay wax badan ka tari doonto daryeelka dadka ku dhaawacma dagaalada Soomaaliya ka socda iyada oo sheegtay in ay ku soo beegantay wakhti baahi aad ah loo qabay.

Danjiraha Soomaaliya u jooga Turkiga Hilaal Maxamed Aadan oo deeqdan soo gaadhsiiyay wasiirka caafimaadka ayaa VOAda uu sheegay in deeqdan ay isugu jirtay  5 Tan oo qalab caafimaad iyo daawada dhiig joojinta ah  waxaana uu shaaca ka qaaday in guud ahaan qiimaha deeqdan uu gaadhayo 300 kun oo Doolar .

Danjiruhu waxaa uu tilmaamay in deeqdan ay qayb ka tahay gargaarka uu Turkigu ugu talagalay Soomaaliya .

 WaraysigaWasiirka iyo Danjiraha oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

Faalladaada (0)

Gudbi

* * Lagama maarmaan (Required)



Marka aad isticmaalayso foomkan waxaad oggolaatay: in dhammaan macluumaadka la eegayo ka hor inta aan la daabicin. Ogoow- dhamaan qoraallada lama wada qaadan doono. VOA-du waxa ay xaq u leedahay in ay faalladaada u isticmaasho meel kasto oo ay ku leedahay hay'ad warbaahineed. Qodobada iyo shuruudaha

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Spotlight on Somalia

VOA English series on Somalia

Warkii oo dhan

Ku soo dhawaada bogga cusub ee VOA-Somali

Bogga VOA-Somali, waxaa lagu sameeyay dib u habayn iyo casriyayn, waxaad ka heli doontaan Wararka, Barnaamijyada, idinka oo si fudud u dhegaysan kara Barnaamijyada kala duwan ee kabaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA. Boggan cusub waxaa uu idiin ogolaanayaa inaad noo soo gudbisaan fikradihiina, idinka oo faallo ka bixin kara Wararka iyo Dhacdooyinka Caalaamka.

Fikradihiina waxaad noogu soo gudbin kartaan: somali@voanews.com