blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Talaado, 24 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Wararka RSS Feeds RSS

Wicitaanka Dhagaystaha iyo Cabdicasis Maaxaay

Wadaag

VOA-dana kala soco

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha todobaadkan waxaa marti ku ah Cabdicasiis Muuse Maaxaay oo ka tirsan shaqaalaha Isbitaalka Mayo Clinic ee Rochester Minnesota. Cabdicasiis Maaxaay wuxuu suurtagaliyay in ubad Soomaaliyeed keeno wadanka Mareykanka kuwaasoo cuduro asiibay wax loogu qaban waayay dalka Soomaaliya.

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha Cabdicasiis wuxuu dhagaystayaasha uga jawaabaya suaalo  ku saabsan sida ay ugu suurtagashay inuu caruurtaasi keeno, xaaladooda caafimaad sida ay hada tahay iyo waliba sida wadankan Mareykanka ay suurtagal ugu tahay in la keeno dad u baahan daryeel caafimaad.

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo dhamaystiran boggan qeybtiisa kore ka dhagayso.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale