blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Axad, 22 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Wararka RSS Feeds RSS

Yemen oo Sii Daysay Soomaali Lagu Tuhmay Al-Qaacida

Wararka ka imanaya dalka Yemen waxay sheegayaa in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ay dammiin ku sii daysay nin Soomaali ah.

Wadaag

Ninkaasi ayaa ka mid ahaa lix nin oo lagu eedeeyey inay xiriir la leeyihiin ururka Al-Qaacida.

Lixdaasi nin ayaa 29-kii bishii aynu soo dhaafnay laga qabtay magaalada Mokha ee gobolka Ticis. Ninkaasi oo lagu magacabao Nuur Cumar Warsame ayaa la sheegay inuu imtixaan jaamacadeed u fadhiisin doono toddobaadka dambe.
Ninkaasi ayaa markii la qabtay ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Yemen ay ku eedeeysay inuu xiriir la leeyahay ururka Al-Qaacida. Ilaa hadda lama oga goorta la sii dyan doono shanta kale ee weli xiran.

Ku xigeenka Qunsulka safaaradda Soomaalida ee magaalada Cadan, Xuseen Xaaji Axmed ayaa idaacadda VOA u sheegay inuu ku rajo weyn yahay in la sii dayn doono shanta qof ee kale ee weli xiran.
 

Faalladaada (0)

Gudbi

* * Lagama maarmaan (Required)



Marka aad isticmaalayso foomkan waxaad oggolaatay: in dhammaan macluumaadka la eegayo ka hor inta aan la daabicin. Ogoow- dhamaan qoraallada lama wada qaadan doono. VOA-du waxa ay xaq u leedahay in ay faalladaada u isticmaasho meel kasto oo ay ku leedahay hay'ad warbaahineed. Qodobada iyo shuruudaha

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale