blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Axad, 22 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Wararka RSS Feeds RSS

Xisbul-Islam oo gudoomiye u magacaabay Hiiraan

Xisbul-Islam oo ka mid ah kooxaha ku sugan magaalada Beledweyne ayaa maanta magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan

Wadaag

Sheekh Shuuriye Faarax Sabriye ayaa maanta ururka Xisbul-Islaam u magacaabeen inuu noqdo gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Shuuriye wuxuu sheegay in Xisbul-Islam ay isaga magacaabeen, balse wuxuu ka gaabsaday inuu sheego in Al-Shabaab oo iyaduna ku sugan Beledweyne ay raali ka yihiin magacaabistiisa iyo in kale.

Sheekh Shuuriye, wuxuu sheegay in ururada Xisbul-Islam iyo Al-shabaab ay mabda'iyan midaysan yihiin isla markaana uusan jirin qilaaf ka jira Hiiraan.

Magacaabistan ayaa waxaa la sheegay inaan lagala tashan qeybaha kale duwan ee bulshada gobolka Hiiraan.

Wareysiga Sheekh Shuuriye ay VOA la yeelatay midigta sare ee boggan ka dhagayso.

Dhageysiga Idaacaddaha

6.30 am (WM) (MP3)

4.00 pm (WM) (MP3)

7.00 pm (WM) (MP3)

8.00 pm (WM) (MP3)

 

Afti

Guddiga cusub doorasho ma ka hirgalin doonaa Somaliland

Natiijada Eeg »

Newsmaker in English

Somali news in English

Faahfaahin dheeraad ah

Kuwa loogu akhriska badan yahay

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha

Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.

Kuwa kale