Wararka aad ku kalsoon tahay
About VOA | Nala soo xiriir
Barnaamijka waxaa todobaadkan marti u ah wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose.
Hay'adda UNHCR ayaa cambaareysay tarxiilka uu Sacuudi Areebiya ku hayo Soomaalida qaxootiga ah iyo kuwa magangelyo doonka.
Puntland ayaa uga gol leh guddigaasi inay Bulshada ka wacyigeliyaan falalka la xiriira ammaan darrida, sida dilalka iyo qaraxyada.
Maxkamad ku taalla Uganda ayaa ku eedeeystay 3 nin oo Kenyan ah argagixisinimo, dil iyo isku day lala xiriirinayo qaraxyadii Kampala.