Wararka aad ku kalsoon tahay
About VOA | Nala soo xiriir
Xulka Qaranka Somalia
Toddobadkan, waxaa su'aalaha dhageystayaasha ka jawaabaya tababaraha qaranka Cabdi Faarax Cali (Macallin Geelle).
Barnaamijka Faaqidaadda, waxaan ku gorfeyneynaa colaadaha ka jira gobollada Jubbooyinka, ee u dhaxeeya ururrada Xisbul-Islam & Shabaab.
Xulka qaranka ee Rwanda iyo gool iyo eber uga badiyey xulka qaranka ee Somalia, ciyaar labada kooxood ku dhex martay Nairobi.
Dowladda Kenya ayaa si kulul uga jawaabtay hanjabaad uga timid Al-Shabaab, oo aheyd inaysan aqoonsaneyn soohdinta labada dal.
6.30 am (WM) (MP3)
4.00 pm (WM) (MP3)
7.00 pm (WM) (MP3)
8.00 pm (WM) (MP3)
Somali news in English
Waa Barnaamij ay Dhagaystayaashu su'aallo ku weydiiyaan mas'uuliyiinta iyo qeybaha bulshada.