blank

Codka Maraykanka ▪ SomaliVOA.com

Wararka aad ku kalsoon tahay

About VOA | Nala soo xiriir

  • Axad, 22 November 2009
  • Wararkii ugu dambeeyay

Ku saabsan VOA

Adeegyada

Ku saabsan VOA

Idaacadda Voice of America (VOA) waxay markii ugu horreysay hawada soo gashay sanadkii 1942-dii, waana idaacad caalami ah, oo aalado kala duwan u isticmaasha tabinta wararka. VOA waxaa maal-galisa dowladda Mareykanka, iyadoo usoo mareysa Golaha Warbaahinta. VOA-du waxay toddobaad walba baahisaa ku dhawaad 15,000 oo saacadood oo isugu jira warar, warbixinno, barnaamijyo aqooneed iyo kuwa dhaqamaeed. Dad lagu qiyaasay 125 milyan oo qof oo dacallada caalamka ku kala nool ayaa qubanahaas la socda.