VOA Somali-Wararka Soomaaliya
    <description>VOA Somali-Wararka Soomaaliya</description>
Wicitaanka Dhageystaha: Tababaraha Qaranka
      <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaa toddobaadkan marti ku ah tababarka xulka kubadda cagta qaranka ee Somalia, Cabdi Faarax Cali (Macallin Geelle).</description>
Faaqidaadda Toddobaadka & Colaadaha Jubbooyinka
      <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan, waxaan ku gorfeyneynaa colaadaha ka aloosan gobollada Jubbooyinka, ee u dhaxeeya ururrada Xizbul-Islaam iyo Al-Shabaab.</description>
Kenya oo ka jawaabtay hanjabaadda Shabaab
      <description>Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay iska caabbin doonto haddii malleeshiyada Al-Shabaab ay kusoo xera-taraaraan soohdinta dalka Kenya. Hadalkaas wuxuu jawaab u yahay hanjabaaddii Shabaab-ka.</description>
Rwanda oo 1-0 uga badisay Somalia
      <description>Xulka qaranka kubadda cagta ee Somalia ayaa galabtii Axadda iska dhaliyey gool, ciyaar Nairobi kula dhexmartay xulka qaranka ee dalka Rwanda, horyaalka Bariga iyo Bartamaha Africa.</description>
Ururrada Bulshada Soomaalida Bantu Oo Ku Shiray Texas
      <description>Ururrada matala bulshada Soomaalida Bantu ee ku dhaqan dalkan Maraykanka ayaa maanta shir ballaadhan ku yeeshay magaalada Houston ee gobolka Texas.</description>
Sheekh Xasan Turki oo Wadahadal Kula Jira Al-Shabab
      <description>Wadaadka la aamisan yahay inuu ka mid yahay aasaasayaasha ururka Al-Shabaab, Sheekh Xasan Cabdullaahi Xirsi oo ku magac dheer “Sheekh Xasan Turki” ayaa la sheegay inuu wadahadal kula jiro hoggaamiyayaasha ururka Al-Shabaab duleedka degmada Dhoobley.</description>
Ahlu Sunna oo Maanta Ciiday
      <description>Gobolada ay ka taliyaan Ahlu Sunna wal Jamaaca ayaa maanta laga ciiday.culimada Ahllu Suna ayaa ku macneeyay talabaadaasi mid la xiriirta kala duwanaanshaha waqtiga.</description>
Farriimaha Ciidul Adxa ee Dhinacyada Muqdishu
      <description>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu rajaynayo nabad iyo xasillooni ku soo laabata dalka. Hadalkaasi waxa uu ka mid ahaa khudbad uu ka jeediye Masaajidka Isbahaysiga ee Muqdishu.</description>
Madaxweynaha Jabuuti oo ku Baaqay Taageerista Dawladda Sooomaaliya
      <description>Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ah inay taageeraan dawladda hadda jirta oo uu sheegay inay tahay mid caalamku aqoonsan yahay.</description>
Barnaamijyada Ciidda ee VOA
      <description>Idaacadda VOA ayaa munaasabadda Ciidda awogeed ugu talagashay dhegaystayaasheeda Barnaamijyo gaar ah oo aad u xiiso badan.</description>
Sheekh Maxamed Rashaad oo Xijaabtay
      <description>Magaalada Mina ee dalka Sucuudiga waxaa maanta oo Khamiis ah ku geeriyooday Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Rashaad oo ka mid ahaa culimada sida weyn looga yaqaan Soomaaliya iyo qurbaha.</description>
Amuuraha Islaamka & Dhacdooyinkii 1979
      <description>Kacaankii Islaamiga ah ee Iran, qabsashadii Midowgii Soviet ee Afghanistan, iyo weerarkii Kacbada lagu qaaday 1979-kii, saameyn intee le'eg ayay caalamka Islaamku reebeen?</description>
Sidee Loo Sii Daayey Amanda iyo Nigel?
      <description>Amanda Lindhout iyo Nigel Brennen, oo ah laba wariye oo u kala dhashay Canada iyo Australia ayaa lasii daayey kaddib 15 bilood oo ay xirnaayeen.</description>
Minnesota: Soomaali Maxkmad lasoo Joojiyay
      <description>Mid ka mid ah dadka Somali-Maraykanka ah oo lagu eedeeyay in uu xidhiidh la leeyahay argagixisada Somalia, ayaa sheegay inaanu galin wax dambi ah.</description>
Dagaallo Ka Dhacay Muqdisho
      <description>Dagaallo cusub oo ay isaga horyimaadeen Ciidamada DKMG iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa aanta markale ka dhacay Muqdisho</description>
Maraykanka: Somali Dacwad Lagu Oogay
      <description>Qaar ka mid ah Soomaalida Maraykanka ah ee loo haysto in ay taageereen ururka Al Shabaab ee ka dagaallamaya Somalia ayaa dacwad lagu soo oogay Gobolka Minnesota.</description>
Macallin Xaashi: Cisalleey iyo Ceel-Macaan way furan yihiin
      <description>Ururka Xisbul-Islaam ayaa sheegay inuu dib u furayo dekedda Ceel-Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisalleey.</description>
Markab ku soo xirtay dekedda Muqdisho
      <description>Markab u rarnaa ganacsato Somali ah oo ay burcad-badeeddu afduubteen ayaa shalay galab ku soo xirtay Dekedda Muqdisho.</description>
Puntland oo iska fogeysay eedaynta Donald Payne
      <description>Maamul-gobolleedka Puntland ayaa si weyn u naqdiyay war saxaafadeed ka soo baxay Donald Payne oo ka tirsan congress-ka Mareykanka</description>
Wariye Maxamed Yaasiin oo Dhaawacmay
      <description>Wariyaha VOAda ee Gaalkacayo Maxamed Yaasiin Isxaaq ayaa lagu toogtay magaaladaasi, waxaana soo gaadhay dhaawac fudud, Booliska Gaalkacayo ayaa jawaab ka bixiyay dhacdadaasi.</description>