VOA Somali-Wararka
    <description>VOA Somali-Wararka</description>
Muqdisho:Dollar Been Abuur ah oo La Qabtay
      <description>Ciidamada amaanka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhiagay Hal Milyan oo doolar oo been abuur ah.</description>
Qorshaha Waxbarashada ee Puntland
      <description>Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa u soo gudbisay Barlamanka Maamulkaasi caqabado badan oo horyaala guud ahaan Siyaasadda waxbarashada Puntland .</description>
Shariif: Hadalkaygii si khaldan ayaa loo fahmay
      <description>Madaxweynaha Somalia Sheekh Sharif Sh. Axmed ayaa maanta shir jaraaid uga hadlay hadallo muran dhaliyay oo uu dhawaan warbaahinta ka sheegay.</description>
      <dc:creator>VOA Somali</dc:creator>
Minnesota: Nin Somali ah oo dacwad lagu soo oogay
      <description>Maxkamad Federaali ah oo ku taal Minnesota ayaa dacwad ku soo oogtay nin Somali ah oo lagu eedeeyey shirqool.</description>
Yemen iyo Somalia oo heshiis dhinaca badda ah kala saxiixday
      <description>Yemen iyo Somalia ayaa ku heshiiyay in si wadajir ah ay ula soo baxaan kheyraadka badda ee labadooda wadan.</description>
Sharma'arke: Dalka Waan Qabsan Doonnaa
      <description>Sharma'arke ayaa sheegay in ciidanka DKMG ah ay imminka diyaar u yihiin inay la wareegaan gobollada dalka</description>
UCID oo Soo Bandhigay Qorshe Siyaasadeed
      <description>Xisbiga UCID ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa siyaasadeed hadii ay ku guulaystaan tartanka doorashada madaxtinimada ee dhawaan lagu wado in ay ka dhacdo Somaliland.</description>
Budhcad badeedda oo Weeraray Markab Maraykan ah
      <description>Budhcad badeed Soomaaliyeed ayaa markale weerar markab Maraykan ah oo ay hore u afduubteen, kaasi oo markii dambe ciidamada maraykanku furteen kuna dil 3 ka mid ah budhcad badeeddii afduubatay.</description>
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka Hadlay Xaaladda Baarlamaanka
      <description>Guddoomiyaha Baarlamaanka DKMG ee Soomaalia ayaa  ka hadlay xaalaadda Baarlamaanka iyo goorta uu goluhu isku iman doono.</description>
Wariye Maxamed Yaasiin oo Dhaawacmay
      <description>Wariyaha VOAda ee Gaalkacayo Maxamed Yaasiin Isxaaq ayaa lagu toogtay magaaladaasi, waxaana soo gaadhay dhaawac fudud, Booliska Gaalkacayo ayaa jawaab ka bixiyay dhacdadaasi.</description>
Somalia oo safka hore ka gashay musuqmaasuqa caalamka
      <description>Daraasad la sameeyey ayaa lagu sheegay in dalka Somalia uu kaalinta koowaad ka galay liista wadamada ugu musu-maasuqa badan aduunka</description>
Burcad-Badeedda oo markab sii daayay mid cusubna qabsaday
      <description>Burcad-badeedda Soomaalia ayaa siidaayay markab Spain ah oo lix todobaad ay haysteen, sidoo kalena qabsaday markab xamuul.</description>
      <dc:creator>VOA Somali</dc:creator>
Xaallada Degmada Xagar oo maanta dagan
      <description>Xaalad deganaansho ayaa laga soo sheegayaa degmada Xagar kadib markii dagaal uu halkaasi ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Xisbul-Islaam</description>
Dekeda Berbera oo ay ka bilaabatay xoolo dhoofin
      <description>Markab sida ilaa 200 kun oo xoolo ah ayaa ka shiraacanaya dekada Berbera, kuna sii jeeda dalka Sacuudiga</description>
Xoolo dhaqato Kenya lagu dilay
      <description>Wasiirka xanaanada xoolaha ee dalka Kenya oo maanta oo Axad ah sheegay in shufto xoola qaado ah ay ku dileen 11 qof meel u dhow magaalada bartamaha Kenya ku taala ee Isiolo.</description>
Naafada Martiini oo Deeq la gaarsiiyay
      <description>Deeq ay soo dhiibeen Soomaalida ku nool qurbaha ayaa maanta la gaarsiiyay naafada ku nool cusbitaal Martiini.</description>
Dagaallo J/hoose ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Xisbul-Islaam
      <description>Dagaallo xooggan ayaa saaka aroortii deegaanka Xagar ku dhexmaray maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Xisbul-Islam</description>
Cabdallah: Xalku wuxu ku jiraa taageerada beesha caalamka
      <description>Axmadou Walad Cabdallah ayaa sheegay in xalka Somalia ku jiro taageero ay beesha caalamku siiyaan Dowlada KMG.</description>
London Somali Festival oo Si Rasmi ah  Loo Furay.
      <description>Magaalada London, ayaa waxaa ka furmay Bandhiggii Soomaalida London, oo noqon doona Bandhig Sannadle ah oo muujinaya dhaqanka Soomaalida.</description>
Mas'uul Lagu Dilay Beledweyn
      <description>Masuul hore uga tirsanaa maamulkii hore ee DKMG ah ee magaalada Beledweyn, ayaa barqadii Sabtida lagu toogtay bartamaha magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan</description>